HomeCaalamkaWeerar Gantaallo oo lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka

Weerar Gantaallo oo lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Gantaallo ayaa  lala beegsaday meel u dhow saldhig Ciidamada Mareykan, ay ku lahayeen woqooyiga Caasimada Ciraaq ee Baqdaad, sida ay baahisay wakaaladda wararkaee  Faransiiska. Warbaahinta gudaha ayaa sheegeysa in laba gantaal ay ku soo dhaceen xayndaabka Saldhig Ciidamada Mareyka ay ku sugnayeen, kuwaa oo ka soo labtay  hawlgalka ay ka fuliyeen gobalka Diyaala ee dalkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gantaallo ayaa  lala beegsaday meel u dhow saldhig Ciidamada Mareykan, ay ku lahayeen woqooyiga Caasimada Ciraaq ee Baqdaad, sida ay baahisay wakaaladda wararkaee  Faransiiska.

Warbaahinta gudaha ayaa sheegeysa in laba gantaal ay ku soo dhaceen xayndaabka Saldhig Ciidamada Mareyka ay ku sugnayeen, kuwaa oo ka soo labtay  hawlgalka ay ka fuliyeen gobalka Diyaala ee dalkaas Ciraaq.

- Advertisement -

Waxii ka danbeeyay bilawga bishii Janaayo ee sanadkan ciidamada ku sugan Ciraaq, ayaa la kulmaayay weeraro qorsheysan oo is xig-xigay, oo si gaar ah loogu beegsanaayay  kuwa Mareykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts