HomeCaalamkaDowladda Ruushka oo Digniin u dirtay xulufada gaashaanbuurta Nato

Dowladda Ruushka oo Digniin u dirtay xulufada gaashaanbuurta Nato

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ruushka ayaa dalalka ka tirsan gaashaanbuurta uga digay inay ciidamo u diraan dalka Ukraine xilli ay soo baxayaan wararka sheegayo in Ruushka uu ciidan uruursi ka wado deegaannada dhaca xadka. Afahayeen u hadlay aqalka looga arrimiyo ee Kremlin ayaa sheegay in Ruushka uu qaadi doono tallaabooyin dheeraad ah waa haddii Nato ay ku dhaqaaqdo tallaabadaas. […]

- Advertisement -

Ruushka ayaa dalalka ka tirsan gaashaanbuurta uga digay inay ciidamo u diraan dalka Ukraine xilli ay soo baxayaan wararka sheegayo in Ruushka uu ciidan uruursi ka wado deegaannada dhaca xadka.

Afahayeen u hadlay aqalka looga arrimiyo ee Kremlin ayaa sheegay in Ruushka uu qaadi doono tallaabooyin dheeraad ah waa haddii Nato ay ku dhaqaaqdo tallaabadaas.

- Advertisement -

Xiisad ayaa laga soo sheegayo bariga Ukraine iyadoo uu dagaal dhexmaray ciidamada Ukraine iyo kooxaha gooni u goosadka ee uu taageero Ruushka.

Waxaa heegan la geliyay ciidamada Mareykanka ee ku sugan Yurub kadib waxa lagu tilmaamay dandaansiga sii kordhayo ee gobolka uu ka wado Ruushka.

Sarkaal ka tirsan Nato ayaa wakalaadda wararka ee Reuters u sheegay in Ruushka in uu faragelin ku hayo dadaallada lagu xoojinayo amniga bariga Ukraine isla markaana safiirada Nato ay Khamiistii kulan ka yeesheen xaaladda.

- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa cambaareeyay tallaabada Ruushka, wuxuu sheegay in Ruushka ay dhaqan u tahay dandaansiga iyo dhoolatuska ciidan ee ku sameynayo xadka.

Latest stories