HomeCaalamkaRasaas Culus oo laga maqlay meel u dhaw Xarunta Madaxtooyada

Rasaas Culus oo laga maqlay meel u dhaw Xarunta Madaxtooyada

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger Subaxnimadii hore ee Maanta oo Arbaco ah. Wararku waxey intaas ku darayaan in rasaastu socotay in ku dhaw 30 daqiiqo. Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa laba maalin ka hor dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalkaas Maxamed Bazoum. Mucaaradka ayaa diiday in […]

- Advertisement -

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger Subaxnimadii hore ee Maanta oo Arbaco ah.

Wararku waxey intaas ku darayaan in rasaastu socotay in ku dhaw 30 daqiiqo.

- Advertisement -

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa laba maalin ka hor dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalkaas Maxamed Bazoum.

Mucaaradka ayaa diiday in looga guuleystay doorahadii ka dhacday dalkaas, inkasta oo markii danbe maxkamadda dastuuriga ay xaqiijisay guusha Maxamed Bazoum.

Latest stories