HomeWararTaiwan oo Maanta Agab Caafimaad ku wareejisay Somaliland

Taiwan oo Maanta Agab Caafimaad ku wareejisay Somaliland

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taiwan ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay Somaliland soo gaarsiisay agab Caafimad oo looga hortego faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 oo mar labaad kusoo laba kacleeyay deegaanada Somaliland. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa agabka Caafimaad ee ka yimid Taiwan kula wareegay Magaalada Hargeysa, iyagoona Taiwan uga mahadceliyay Deeq ay gaarsiisay. Agabka […]

- Advertisement -

Taiwan ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay Somaliland soo gaarsiisay agab Caafimad oo looga hortego faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 oo mar labaad kusoo laba kacleeyay deegaanada Somaliland.

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa agabka Caafimaad ee ka yimid Taiwan kula wareegay Magaalada Hargeysa, iyagoona Taiwan uga mahadceliyay Deeq ay gaarsiisay.

- Advertisement -

Agabka Caafimaadka ee lagu wareejiyay Somaliland ayaa waxaa ku jiray dharka loogu tala-galay inay xirtaan shaqaalaha Caafimaadka, xiliyada ay aasayaan dadka u dhinta Cudurka COVID-19.

Deegaanada Somaliland ayaa waxaa mar labaad ksuoo laba kacleeyay Cudurka COVID-19, iyadoona halkaas ay xnuunka ugu geeriyoodeen dad farabadan, halka kuwo kalena uu ku dhacay, waxaana xusid mudan in tallaalka Cudurka laga bilbaabay.

Latest stories