HomeCaalamkaQarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Kaniisad iyo Khasaaro ka dhashay

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Kaniisad iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay, qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay albaabka Kaniisad ku taal magaalada Makassar ee  dhacda koofurta Indonesia. Wararku waxey intaas ku darayaan in hal qof ku dhintay qaraxa oo dhacay subaxnimadii maanta. Afhayeenka laamaha amniga ee dalkaas ayaa u sheegay warbaahinta in dadkii dhaawacay oo ay ku jiraan ilaaladii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay, qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay albaabka Kaniisad ku taal magaalada Makassar ee  dhacda koofurta Indonesia.

Wararku waxey intaas ku darayaan in hal qof ku dhintay qaraxa oo dhacay subaxnimadii maanta.

- Advertisement -

Afhayeenka laamaha amniga ee dalkaas ayaa u sheegay warbaahinta in dadkii dhaawacay oo ay ku jiraan ilaaladii kaniisadda, loo qaaday xarumaha caafimaadka si loo daweeyo.

Afhayeenka ayaa intaas ku daray in laba qof oo watay mooto ay isku dayeen inay xoog ku galaan kaniisadda, markii loo diidayna mid ka mid ah is qarxiyay.

Guddomiyaha magaalada Makassar Maxamed Bomanto ayaa ugu baaqay shacabka inay is dejiyaan, isagoo ballan qaaday in ciidamada ammaanku  qaadi doonaan tillaabo lagu sugaayo amniga magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts