HomeWararCiidanka DANAB oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka DANAB oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada Xoogga ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay tuulada Buulo Xaaji iyo deegaano kale oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, waxaana howlgalkaas la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in howlgalka lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab iyo 10 dagaalame oo la socday, waxaana magaca Sarkaalka lagu sheegay Ismaaciil Jiis.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada dowladda ayaa tilmaamay in howlgal kale oo la fuliyay lagu beegsaday goob Al-shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo ka dib markii ay heleen xogo sirdoon, waa sida hadalka loo dhigay.

Ciidamada Xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa waxaa deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray dagaalo kala duwan oo geystay khasaaro, sidoo kalena halkaas ay ka dhaceen weeraro.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories