HomeCaalamkaIiraan iyo Shiinaha oo Maanta kala saxiixday heshiis rubuc qarni soconaya

Iiraan iyo Shiinaha oo Maanta kala saxiixday heshiis rubuc qarni soconaya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirrada arrimaha dibadda Shiinaha iyo Iran ayaa maanta oo Sabti ah kala saxiixday heshiis iskaashi oo 25 sana soconaya. “Xiriirka ka dhaxeeyey labada dal wuxuu iisu beddelay heer iskashi istiraatiijiyad ku dhisan, Shiinahana wuxuu doonayaa inuu sii xoojiyo xiriirka uu la leeyahay dalka Iran,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi oo ay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirrada arrimaha dibadda Shiinaha iyo Iran ayaa maanta oo Sabti ah kala saxiixday heshiis iskaashi oo 25 sana soconaya.

“Xiriirka ka dhaxeeyey labada dal wuxuu iisu beddelay heer iskashi istiraatiijiyad ku dhisan, Shiinahana wuxuu doonayaa inuu sii xoojiyo xiriirka uu la leeyahay dalka Iran,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi oo ay soo xigatay warbaahinta Iran inuu dhiggiisa Maxamed Javad Zariif uu sidaa ku yiri.

- Advertisement -

“Xiriirka aan la leennahay Iran ma saameynayo arrimaha wakhti xaadirkan taagan, balse waa mid joogta ah oo istiraatiijiyad ku qotomo”, ayuu yiri Wang oo ka hadlay munaasabadda lagu saxiixayey heshiiska iskaashu ee labada dal.

Wang ayaa heshiiska ka hor kulan magaalada Tehran kula yeeshay madaxweynaha Iran Xasan Rouhani, heshiiskaasi oo la filayo iney ku jiraan maalgashiga shiinaha ee qaybaha muhiimka ah sida tamarta iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Rouhani wuxuu bogaadiyey taageerada ay Beijing ka muujisay heshiiski nukliyeerka ee 2015-tii ee ay la gashay quwadaha waaweyn ee dunida, iyo baaqa ay caalamka u dirtay in tallaalka ka hortagga fayraska korona la gaarsiiyo Iran maadaamaa uu yahay waddanka keli ah ee bariga dhexe ku yaalla uu sida aadka ah u saameeyey cudurka safmarka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts