HomeWararKenya oo sheegtay in ay tarxiili doonto Soomaalida ku nool dalkeeda

Kenya oo sheegtay in ay tarxiili doonto Soomaalida ku nool dalkeeda

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka tarxiili doonto dadka Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi, waxaana intaas ay ku dareen si gaar ah loo beegsan doono dadka sharci la’aanta ah.

Waxaa sidoo kale ay intaa ku dartay in ay beegsan doonto dadka looga shakiyo argagixisada, kuwaas oo ay hantidooda la wareegi doonto.

Hadalka Kenya ayaaa imaanaya iyadoo khilaaafka kala dhexeeya Soomaaliya uu cirka isku shareeray, kadib Markii ay guuldaraysatay inay iska difaacdo Soomaaliya markii la tagay Maxakamadda ICJ Kiiskii Badda, waxaana dalkaasi ku nool Soomaali aad u tiro badan oo degaan ahaan iyo ganacsi ahaan u jooga.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories