HomeWararCiidanka xoogga dalka oo AMISOM kala wareegay amniga degmada Afgooye

Ciidanka xoogga dalka oo AMISOM kala wareegay amniga degmada Afgooye

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidanka xoogga dalka ayaa manta mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Afrika,ka dib markii xaflad lagu maamuusaayo munaasabaddaasi lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose, Xafladdaasi waxaa ka qeybgalay, saraakiil uu kamid yahay taliyaha ciidanka dhulka, janaraal Maxamed Tahliil Biixi, ku xigeenka taliyaha AMISOM, taliyaha qeybta 12 Abrill […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka ayaa manta mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Afrika,ka dib markii xaflad lagu maamuusaayo munaasabaddaasi lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose,

Xafladdaasi waxaa ka qeybgalay, saraakiil uu kamid yahay taliyaha ciidanka dhulka, janaraal Maxamed Tahliil Biixi, ku xigeenka taliyaha AMISOM, taliyaha qeybta 12 Abrill ee xoogga dalka, guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka dhulka janaraal Tahliil ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in maanta ay AMISOM kala wareegaan amniga degmada Afgooye, isagoo AMISOM ugu mahad celiyay gacantii ay ku laaheeyn sugidda ammaanka Soomaaliya.

General Shume, ah ku xigeenka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa sheegay in talaabadan ay ku jirtay qorshaha kala guurka oo dhigayay in ciidanka xoogga dalka ay la wareegaan mas’uuliyadda ammaanka.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixisay sidii tababar iyo qalabeyn loogu sameyn lahaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed si ay ula wareegaan mas’uuliyadda ammaanka dalka.

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts