HomeWararXarun lagula soconayo Maraakiibta isticmaalaha Biyaha Soomaaliya oo xariga laga jaray

Xarun lagula soconayo Maraakiibta isticmaalaha Biyaha Soomaaliya oo xariga laga jaray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jiray xarun la kala soconayo Gadiidka isticmaala Biyaha Soomaaliya iyo ilaalinta Kheyraadka ku jira Badeena Wasiirka kaluumaysiga iyo qayraadka badda soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay in xeebaha Soomaaliya ay joogaan markiib si sharci daro […]

- Advertisement -

Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jiray xarun la kala soconayo Gadiidka isticmaala Biyaha Soomaaliya iyo ilaalinta Kheyraadka ku jira Badeena

Wasiirka kaluumaysiga iyo qayraadka badda soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay in xeebaha Soomaaliya ay joogaan markiib si sharci daro ah uga kalluumaysanaya iyo kuwo jabiyey hishiis ay horay ula galeen dalalka ay ka socdaan wasaaraduna ay tilaabo ka qaadi doonto.

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Saleemaan Maxamed Maxamuud ayaa ku Amaanay wasaaradda inay furto xaruntaan lagula soconayo ilaalinta badda Soomaaliya, xafiiska xeer ilaaliyuna uu ku garab siin doona ay dacwad lagu soo Oogo maraakiib iyo doomaha ku soo xad gudbo badda soomaaliya.

Munaasado inta ay socotay ayaa la soo bandhigay in Biyaha Soomaaliya ay jiraan maraakiib  kuwaasi oo qaarkood dansaday qalabkii lagu ogaan lahaa dhaq dhaqaaqa ay samayaan xiliga ay soo geleyaan Biyaha Soomaaliyeed taasine ay tahay dembiga ugu horeeya oo ay galaan hase ahaate ay dowladda Soomaaliya ay jawaab cad ka bixineyso Goordhaw.

Latest stories