HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Hindiya oo Warqad u diray dhiggiisa Pakistaan

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo Warqad u diray dhiggiisa Pakistaan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa warqad u direy dhigiisa Pakistaan Cimraan Khaan, isagoo ku sheegay in uu doonayo in xiriir saaxiibtinimo la yeesho Pakistaan, sida ay shegeen mas’uuliyiinta. Modi ayaa talaaladadii u direy warqad Pakistan isagoo ugu hambalyeeyay maalinta xoriyadda dalka oo ku beegan 23 Maarso. Labo mas’uul oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa warqad u direy dhigiisa Pakistaan Cimraan Khaan, isagoo ku sheegay in uu doonayo in xiriir saaxiibtinimo la yeesho Pakistaan, sida ay shegeen mas’uuliyiinta.

Modi ayaa talaaladadii u direy warqad Pakistan isagoo ugu hambalyeeyay maalinta xoriyadda dalka oo ku beegan 23 Maarso.

- Advertisement -

Labo mas’uul oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Pakistaan ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyay fariinta uu xambaarsan yahay dhambaalka.

Asad Cumar oo ah Wasiir ka tirsan Pakistan ayaa twitter ku soo qorey in warqadda Ra’isul Wasaare Modi tahay mid muujinaysa niyad wanaag.

Fariinta Ra’iisul Wasaaraha ayaa qeyb ka ah talaabooyin isdaba joog ah oo ifinaya dib u heshiisiin, xilli labada dhinac hadda leeyihiin wadahadalo ku saabsan qeybsiga biyaha webiga Indus.

- Advertisement -

Dhowaan, Ra’iisul wasaaraha Pakistan Cimraan Khaan waxaa uu sheegay in uu doonayo in xiriir wanaagsan la yeesho India, hase yeeshee in talaabada ugu horeysay looga fadhiyo in ay qaaddo New Delhi, maadaama soo jeedin horey uu u sameeyay aan jawaab fiican laga bixinin.

Latest stories