HomeWararQaramada Midoobey oo xarun cusub ka furanaysa Galmudug

Qaramada Midoobey oo xarun cusub ka furanaysa Galmudug

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Dhuusamareeb  ee Caasimada Galmudug waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya, xubnahan oo isugu jiray farsmo yaqaanno iyo khubaro amni ayaa waxaa hoggaaminayey  Tomoko kubota, iyadoo ujeedka socdaalkoodu   la-xiriiray hubinta iyo sahminta  halka loo asteeyay inay noqoto xafiiska QM ee Galmudug. Kaddib howlgalkooda u kuurgelidda iyo sahminta ee xaruntooda Galmudug, […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb  ee Caasimada Galmudug waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya, xubnahan oo isugu jiray farsmo yaqaanno iyo khubaro amni ayaa waxaa hoggaaminayey  Tomoko kubota, iyadoo ujeedka socdaalkoodu   la-xiriiray hubinta iyo sahminta  halka loo asteeyay inay noqoto xafiiska QM ee Galmudug.

Kaddib howlgalkooda u kuurgelidda iyo sahminta ee xaruntooda Galmudug, waxay xarunta madaxtooyada ku la kulmeen madaxweyne Ku xigeenka Galmudug  Cali Daahir Ciid oo si diiran usoo dhaweeyey  isla markaana bogaadiyay in UN ay soo degaan Galmudug.

- Advertisement -

” Waan soo dhaweynaynaa  in hay’daha kala duwan ee QM ay ka howlgalaan Galmudug, xafiisna ay ka furtaan, sii ay ugu adeegaan bulshada Galmudug, si dhawna ay ula shaqeeyaan laamaha kala duwan ee dowlad Goboleedka Galmudug” ayuu yiri Cali Daahir Ciid.

Wakiilka QM U qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa booqashadii dhawaan uu ku yimid Galmudug wuxuu ballanqaaday in hay’adaha UN sida ugu dhaqsiyaha badan usoo degi doonaan Galmudug.

Latest stories