HomeWararDil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Kooxo ku hubeysnaa Batoolad ayaa barqanimadii Maanta gudaha degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dilay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda gaar ahaan kuwa qaada Canshuurta ee Minishiibiyada loo yaqaano.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Askariga ka tirsanaa dowladda la toogtay, xili uu ku sugnaa Suuq Boocle oo ku yaalla Dharkeenley, isagoona u geeriyooday rasaas lagu furay.

Raggii ka dambeeyay falkaas ayaa si deg deg ah uga baxsaday goobta, waxaana sida caadada aheyd tegay halkaas Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka oo qaaday Meydka Askariga la dilay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Askariga la toogtay uu kamid ahaa Askar kuwa Canshuurta ka qaada Ganacsatada Suuq Boocle ee degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horey uga dhacay dilal qorsheysan oo loo geystay Askar, Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah, waxaana inta badan falalkaas ka dhacay Caasimadda dalka, Mas’uuliyadooda sheegtay Al-shabaab.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories