HomeWararAMISOM oo la wareegtay ammaanka shirka la filayo in uu ka furmo...

AMISOM oo la wareegtay ammaanka shirka la filayo in uu ka furmo Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar hoose oo soobaxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom ay la wareegeen  Amaanka goobta uu ka dhacayo shirka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah. Waxaa la sheegay in  si buuxda ay AMISOM ula wareegtay ammaanka shirka, Waxaana shir goordhaweyd soo dhamaaday la isku afgartay, in ciidamada madaxda oo ay ku jiraan […]

- Advertisement -

Warar hoose oo soobaxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom ay la wareegeen  Amaanka goobta uu ka dhacayo shirka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Waxaa la sheegay in  si buuxda ay AMISOM ula wareegtay ammaanka shirka, Waxaana shir goordhaweyd soo dhamaaday la isku afgartay, in ciidamada madaxda oo ay ku jiraan kuwa federaalka gaadiidka dagaalka iyo ciidamada looga reebi doono albaabada  laga galo garoonka Aadan Cadde.

- Advertisement -

Sidoo kale wararku waxaa ay intaa ku darayaan in madaxda dhamaan aan loo ogolaan doonin in hubka ay la gudbaan marka laga reebo ilaalada gaarka ah ee loo yaqaan VIPda.

Shirka u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa in berri uu furmo, waxaana magaalada Muqdisho ku sugan dhammaan madaxda maamul Goboledyada dalka, kuwaasi oo shirk aka qayb gali doona.

Latest stories