HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo Cambaareyay rabshadaha ka dhanka ah Bulshada

Madaxweyne Joe Biden oo Cambaareyay rabshadaha ka dhanka ah Bulshada

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay in la qaado tallaabo degdeg ah oo looga hortagayo rabshadaha la xiriira midab takoorka. Hadalkan ayaa yimid  intii lagu guda jiray khudbad uu Biden ka jeediyay Jaamacadda Emory ee Atlanta Georgia, halkaas oo maalmahii ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay in la qaado tallaabo degdeg ah oo looga hortagayo rabshadaha la xiriira midab takoorka.

Hadalkan ayaa yimid  intii lagu guda jiray khudbad uu Biden ka jeediyay Jaamacadda Emory ee Atlanta Georgia, halkaas oo maalmahii ugu danbeeyay ay ka dhaceen toogashada 8 qof, oo ay ku jiraan 6 haween ah oo asal ahaan ka soo jeeda  Qaarada Aasiya.

- Advertisement -

Biden wuxuu ku booriyay dadka Mareykanka inay la dagaallamaan waxa uu ugu yeeray  soo noolaanshaha Ajaanib nacaybka, isaga oo xusay in ay waajib tahay in dadka Ameerikaanka ah ee  asal ahaan ka soo jeedo Aasiya  iyo muwaadiniinta Mareykanka ay is walaashadaan.

Madaxweynaha Mareykanka wuxuu carrabka ku adkeeyay in xulashada ereyada ay muhiim tahay, si loo ilaaliyo niyada dadka ajaanibta ah ee ku nool waddanka.

Afhayeenka u hadlay Madaxweeyne Biden, ayaa sheegay in hadafka uu yahay in la fahmo saameynta weeraradan iyo dhacdooyinkan ku saleeysan cunsuriyada ay ku yeelan karaan bulshada Aasiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts