HomeWararCiidamada Xoogga oo howlgal Maanta la sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga oo howlgal Maanta la sameeyay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ka mid ah deegaanno ay ciidamada dhawaan ka xoreeyeen Al-Shabaab. Deegaannada ay ciidamada howlgallada ka fuliyeen ayaa waxaa ka mid ah Xaanshooley, Waraaboole, Doonweyne, Kaxaroow, Buulaloow, Maguurto-Baalgooy iyo Cumar Beerre oo hoostaga degmada Afgooye […]

- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ka mid ah deegaanno ay ciidamada dhawaan ka xoreeyeen Al-Shabaab.

Deegaannada ay ciidamada howlgallada ka fuliyeen ayaa waxaa ka mid ah Xaanshooley, Waraaboole, Doonweyne, Kaxaroow, Buulaloow, Maguurto-Baalgooy iyo Cumar Beerre oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

- Advertisement -

Taliye Cabdullaahi Mustafe Cali Madaale Qaran oo howlgalka hogaaminayay ayaa sheegay in ujeedka howlgalka laga sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose uu ahaa mid lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga.

Taliyaha ayaa sidoo kale shacabka faray inay la shaqeeyaan laamiga dowladda ee ku sugan degmada Afgooye, isla markaana ay soo sheegaan cid kasta oo wada falal amni darro, si wax looga qabto.

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kamid ah Gobolada ugu amniga xun maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana Gobolkaas ka dhacay weeraro iyo dagaalo geystay khasaaro kala duwan oo dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab.

Latest stories