HomeCaalamkaTallaalka AstraZeneca oo waxtarkiisa la xaqiiyay

Tallaalka AstraZeneca oo waxtarkiisa la xaqiiyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Tallaalka AstraZeneca ee looga hortago xanuunka muddooyinkan dunida sida daran u aafeeyay ee COVID 19 ayaa todobaadkan la gaarsiiyay Soomaaliya. waxaana tallaalkan adeegsigiisa hakiyay waddamo badan oo qaaradda Yurub ah oo sheegay in tiro aad u yar oo dadkii qaatay ah caafimaad darro laga dareemay. Waxaa arrintaasi todobaadyadii lasoo dhaafay baaris ku haysay wakaaladda dawooyinka […]

- Advertisement -

Tallaalka AstraZeneca ee looga hortago xanuunka muddooyinkan dunida sida daran u aafeeyay ee COVID 19 ayaa todobaadkan la gaarsiiyay Soomaaliya.

waxaana tallaalkan adeegsigiisa hakiyay waddamo badan oo qaaradda Yurub ah oo sheegay in tiro aad u yar oo dadkii qaatay ah caafimaad darro laga dareemay.

- Advertisement -

Waxaa arrintaasi todobaadyadii lasoo dhaafay baaris ku haysay wakaaladda dawooyinka Yurub oo ah hey’ad aad loogu kalsoon yahay marka laga hadlayo dhinaca caafimaadka. Wakaaladda oo Khamiistii cilmi-baaristeeda soo gabo-gabeysay ayaa sheegtay in tallaalkaasi uu yahay mid ammaan ah oo wax-tarna leh.

Latest stories