HomeCaalamkaTanzania oo markii ugu horreysay ay  Madaxweyne ka noqonayso Haweeneey

Tanzania oo markii ugu horreysay ay  Madaxweyne ka noqonayso Haweeneey

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania gabadha lagu magacaabo Samia Hassan ayaa si rasmi ah loogu dhaarin doonaa xilka madaxweynaha dakaasi kadib markii uu geeriyooday John Magufuli oo dalkaasi hogaaminayay. Sida uu qabo dastuurka dalkaasi madaxweyne ku xigeenka ayaa xilka madaxweynaha la wareegaya hadii ay madaxweynaha ku timaado geeri ama xanuun uu shaqada la qaban kari […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania gabadha lagu magacaabo Samia Hassan ayaa si rasmi ah loogu dhaarin doonaa xilka madaxweynaha dakaasi kadib markii uu geeriyooday John Magufuli oo dalkaasi hogaaminayay.

Sida uu qabo dastuurka dalkaasi madaxweyne ku xigeenka ayaa xilka madaxweynaha la wareegaya hadii ay madaxweynaha ku timaado geeri ama xanuun uu shaqada la qaban kari waayo.

- Advertisement -

Samia Hassan waxay xilkaan heyn doontaa ilaa 2025 oo uu ah waqtiga uu dhamaaneyso mudada xilka madaxweynihii geeriyooday.

Waxay noqoneysaa madaxweynihii lixaad ee Tanzania iyo madaxweynihii ugu horeeyay oo dumar ah ee soo mara dalkaasi.

Latest stories