HomeCaalamkaDad dhigaayay Banaanbax looga horjeedo afgembi dhacay oo la dilay

Dad dhigaayay Banaanbax looga horjeedo afgembi dhacay oo la dilay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ciidamada amaanka ee Myanmar ayaa maanta oo Axad ah rasaas ku furay mudaharaadayaasha diiddan afgambiga ee ku bannaanbaxayay caasimadda ganacsiga ee Yangon, ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, sida ay wariyeen warbaahinta gudaha iyo goobjoogayaal.

Muuqaal laga soo duubay goobta ayaa muujinayay banaanbaxayaasha iyo ciidamada amaanka oo iska hor imaad ku dhexmaray degmada Hlaing Tharyar ee magaalada.

- Advertisement -

Qiiq fara badan oo madow ah ayaa ka kacay aagga, waxaana wararku sheegayaan in laba warshadood oo halkaasi ku yaalla la gubay. Xarunta warbaahinta ee Irrawaddy ayaa sheegtay in saddex qof la dilay.

Ugu yaraan laba qof ayaa lagu dilay meel kale oo ka mid ah waddankan ku yaalla koonfur-bari Asia, maalin ka dib markii ku-simaha hoggaamiyaha dawladda rayidka ah uu sheegay in maamulkiisu doonayo in ay dadka siiyaan xaq sharci ah oo ay isku difaacaan.

Latest stories