HomeWararDab khasaaro badan dhaliyay oo ka kacay Guryo ku yaalla Muqdisho

Dab khasaaro badan dhaliyay oo ka kacay Guryo ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dab xooggan  ayaa  ka kacay guryo ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolkani Banaadir, waxaana hadda socda Gurmad iyo dadaalo lagu daminayo dabka oo ah mid aad u xooggan. Dabka ayaa ka kacay Xaafadda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan, gaar ahaan aga-gaarka Macalin Cabdi, waxaana dad Goobjoogayaal ah ay soo sheegayaan in wali dabku uu socdo. Labo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab xooggan  ayaa  ka kacay guryo ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolkani Banaadir, waxaana hadda socda Gurmad iyo dadaalo lagu daminayo dabka oo ah mid aad u xooggan.

Dabka ayaa ka kacay Xaafadda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan, gaar ahaan aga-gaarka Macalin Cabdi, waxaana dad Goobjoogayaal ah ay soo sheegayaan in wali dabku uu socdo.

- Advertisement -

Labo guri ayaa ku basbeelay sida wararku sheegayaan, waxaana hadda gubanaya gurigiii Seddexaad, waxaana dabka dhaliyay Koronto sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan Xaafadda jamhuuriya ee Degmada Kaaran.

Wali waxaa socda dadaalo lagu daminayo dabka, waxaana goobta hadda ku wajahan Dab-damiska Gobolka, mana jiro khassaro nafeed oo ila hadda lasoo wariyay, marka laga tago in hanti ay ku Basbeeshay guraha Gubtay.

Xalay aayy ahayd markii Suuqa weyn ee Wadajir ay ku gubteen Goobo ganacsi, waxaana dabkii xalay ku baaba’ay Hanti aad u abdan oo ay lahaayeen dadka ku ganacasada Suuqa Wadajir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts