HomeCaalamkaFadeexooyin hareeyay Doorashada ka dhacaysa dalka Uganda

Fadeexooyin hareeyay Doorashada ka dhacaysa dalka Uganda

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Iyadoo dalka Uganda ay doorasho ka dhici doonto bisha Janaayo, ayaa waxa ay dadku ololaha kulul ee soconaya ku wadaagayaan xog badan oo marin habaabin ah taas oo loo arkay inay mushkilad abuuri karto.

Madaxweyne Yoweri Museveni, oo xilka madaxtinimada hayay tan iyo 1986-kii, ayaa waxa uu loollan kala kulmayaa 11 musharrax, oo uu ka mid yahay heesaaga da’da yar ee loo yaqaan Bobi Wine.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah xogta beenta ah ee ololaha la xiriira ayaa waxaa ka mid ah xog laga badbadiyay, iyadoo xaaladaha qaar la soo bandhigayo muuqaalo loo dhigayo qaab ka baxsan waxa ay ka hadlayaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories