HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Codsi u diray Shacabka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Codsi u diray Shacabka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir. Waddadaan oo oo dhirirkeedu yahay 960 Mitir ayaa waxay kasoo bilaabataa Jid-cadaha Furayaasha waxayna ku dhamaataa Suuqa Xararyaale ee Degmada Warta Nabadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir.

Waddadaan oo oo dhirirkeedu yahay 960 Mitir ayaa waxay kasoo bilaabataa Jid-cadaha Furayaasha waxayna ku dhamaataa Suuqa Xararyaale ee Degmada Warta Nabadda.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday iney ilaashadaan nadaafadda waddooyinka uu maamulku dhiso si ay ugu dhiiradaan horumarinta caasimadda isagoo ballan qaaday iney sii wedi doonaan dhismaha waddooyinka iyo interlocks-ka.

Dhagax dhigga ayaa waxaa guddoomiyaha ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Gobolka,Guddoomiyaha degmada Warta nabadda, Afhayeenka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka iyo mas’uuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories