HomeCaalamkaArday  afduub loo haysatay oo dib xoriyaddooada u helay

Arday  afduub loo haysatay oo dib xoriyaddooada u helay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Boqollaal wiilal iskuulley ah oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay iskuul xannaano oo ku yaalla waqooyi-galbeed Nigeria ayaa la sii daayay, sida ay sheegeen maamulka gobolka Katsina. Afhayeen u hadlay barasaabka gobolka ayaa sheegay in 344 qof la sii daayay dhammaantoodna ay xaaladdoodu wanaagsan tahay. Si kastaba, wararka kale ayaa sheegaya in ardayda qaarkood […]

- Advertisement -

Boqollaal wiilal iskuulley ah oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay iskuul xannaano oo ku yaalla waqooyi-galbeed Nigeria ayaa la sii daayay, sida ay sheegeen maamulka gobolka Katsina.

Afhayeen u hadlay barasaabka gobolka ayaa sheegay in 344 qof la sii daayay dhammaantoodna ay xaaladdoodu wanaagsan tahay.

- Advertisement -

Si kastaba, wararka kale ayaa sheegaya in ardayda qaarkood ay ku jiraan gacanta afduubayaasha.

Weerarka waxaa sheegtay kooxda Islaamiga ah ee Boko Haram, kuwaasoo saacado kahor sii daayay muuqaal muujinaya qaar ka mid ah wiilasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories