HomeWararMadaxweynaha Faransiiska oo laga helay Covid19

Madaxweynaha Faransiiska oo laga helay Covid19

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga heley cudurka karoonaha, sida uu baahiyay xafiiskiisa. 42- jirkan ayaa la sheegay in uu maray baaritaan kadib markii lagu arkay astaamo la mid ah kuwa cudurka, wuxuuna hadda kadib muddo 7 maalmood ah galayaa is go’doomin si uusan dad kale u qaadsiin. War murtiyeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga heley cudurka karoonaha, sida uu baahiyay xafiiskiisa.

42- jirkan ayaa la sheegay in uu maray baaritaan kadib markii lagu arkay astaamo la mid ah kuwa cudurka, wuxuuna hadda kadib muddo 7 maalmood ah galayaa is go’doomin si uusan dad kale u qaadsiin.

- Advertisement -

War murtiyeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Macron uu weli isaga xukunka sii haynayo, hawlihiisii shaqana sidii usii qabsanayo.

Faransiiska ayaa dhowaan soo rogey bandoow xiliga habeenkii ah si loo xakameeyo cudurka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts