HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Degmada Caabud-waaq

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Degmada Caabud-waaq

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ra’iisul wasaaraha  Dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhweyd si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Caabud-waaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Waxaana Soodhweyntiisa ka qayb qaatay Maamulka Degmada, Saraakiisha Ciidanka iyo Qaybaha kala duwan ee  bulshada Degmada Caabud-waaq

Wararku waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaare Rooble uu kulamo kala duwan la yeelan doono Maamulka degmada, Saraakisha Ciidanka ee ku sugan Gobolkaasi iyo sidoo kale bulshada Magaalada, waxaana xusid mudan in Magaaladaas iyo tuulooyinka hoos yimaada ay dhawaan ka dheceen dilal la xariira aanooyin Qabiil.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka amba-baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Gobleedka Galmudug, halkaasi oo uu dhawanahaan ku sugnaa, waxaana  intii uu joogay Dhuusamareeb uu kulamo kala duwan la lahaa Madaxweynaha Maamulkaasi iyo qaybaha kal duwan ee Bulshada Dhuusamareeb.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay socdaal ugu tagay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaana uu wada hadalo la yeeshay  Madaxweyne Siciid Cabulaahi Deni, isagoo kala hadaly arrimo ay ka mid yihiin Doorshashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan, inkastooo la sheegay in ay fashilmeen wada hadaladaasi, oo la isku mari waayay.

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories