HomeCaalamkaMaxkamad Dastuuri ah oo burisay xeer Muslimiinta takoorayey

Maxkamad Dastuuri ah oo burisay xeer Muslimiinta takoorayey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Austria ayaa burisay xeer caruurta dugsiyada hoose dhigata ka mamnuucayey in ay madaxa ku xirtaan dhar muujinaya astaan diineed oo gaar ah. Waxaanay maxkamaddu sheegtay in xeerkani toos u beegsanayo xijaabka, xad gudubna ku yahay xuquuqda xorriyada diinta. Xeerkan waxaa la soo saaray markii ay dalka taladiisa haysay xukuumaddii wadaagga […]

- Advertisement -

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Austria ayaa burisay xeer caruurta dugsiyada hoose dhigata ka mamnuucayey in ay madaxa ku xirtaan dhar muujinaya astaan diineed oo gaar ah.

Waxaanay maxkamaddu sheegtay in xeerkani toos u beegsanayo xijaabka, xad gudubna ku yahay xuquuqda xorriyada diinta.

- Advertisement -

Xeerkan waxaa la soo saaray markii ay dalka taladiisa haysay xukuumaddii wadaagga ahayd ee hore oo ay isbahaysi ku ahaayeen xisbiga Shacabka ee muxaafidka ah iyo xisbiga Xorriyadda ee midigta fog ee xag jirka ah.

Waxay maxkamaddu sheegtay in xeerkani keenayo in la takooro hablaha Muslimiinta ah.

Sidoo kale waxay maxkamaddu ganafka ku dhufatay oo diiday doodda ah in xeerkaasi ka ilaalinayo hablaha Muslimiinta ah culays bulsho iyo in ay ardayda ay wax wada dhigtaa takooraan, waxaanay sheegtay in xeerkaasi dad aan eed lahayn ciqaabayo.

- Advertisement -

Waxay sheegtay hadii arintaasi lagama maarmaan noqoto, waxa waajib ka saaran yahay dawladda in ay dejiso xeerar ka hor tagaya in qofka lagu takooro jinsigigiisa ama diintiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories