HomeCaalamkaMaxkamadda ICC oo joojisay dacwad ka dhan ah ciidanka Ingiriiska

Maxkamadda ICC oo joojisay dacwad ka dhan ah ciidanka Ingiriiska

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo  lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal. Go’aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC  ay cadaadis kala kulantay  Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka […]

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo  lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal.

Go’aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC  ay cadaadis kala kulantay  Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka Mareykanka oo dambiyo sidoo kale ka geystay Afghanistan.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxa ay sheegtay in ay jiraan tacadiyo,hase yeeshee, UK waxay sameysay baaritaan waafi ah dambiyadaas lagu ogaanayo

Bishii Juun, baaritaan madaxa banaan oo la sameeyay ayaa muujinaaya in ciidanka UK ay geysteen tacadiyo ka dib markii ay heleen kumanaan cabasho oo arrintaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories