HomeCaalamkaQofkii ugu horreeyay oo Maanta la siiyay tallaalka Cusub ee COVID-19

Qofkii ugu horreeyay oo Maanta la siiyay tallaalka Cusub ee COVID-19

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19, iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19. Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa dadka 80 sano ka weyn iyo shaqaalaha caafimaadka,waxaana tallaalkaasi la geeyay Ilaa 50 goob oo caafimaad. […]

- Advertisement -

UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19, iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19.

Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa dadka 80 sano ka weyn iyo shaqaalaha caafimaadka,waxaana tallaalkaasi la geeyay Ilaa 50 goob oo caafimaad.

- Advertisement -

Waxaa qorshuhu yahay in la talaalo ilaa 40 malyuun oo qof, halka Waaxda caafimaadka ay u yeeri doonta qofka la talaalayo.

UK waxay noqotay dalkii ugu horeeyay aduunka ee meel mariya daawada cusub, ee talaalka karoona.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories