HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Digniin u diray dhistay Goobo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Digniin u diray dhistay Goobo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shacabka Degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan kala qeyb-galay kulan Wada-tashi Bulsho, kaasi oo ka dhacay degmadaas. Kulanka ayaa Guddoomiye Cumar Finish waxaa uu shacabka uga dhageysanayay baahiyaha ka jira Degmada, isla Markaana Su’aalo ay ku weydiinayeen Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha oo ay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shacabka Degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan kala qeyb-galay kulan Wada-tashi Bulsho, kaasi oo ka dhacay degmadaas.

Kulanka ayaa Guddoomiye Cumar Finish waxaa uu shacabka uga dhageysanayay baahiyaha ka jira Degmada, isla Markaana Su’aalo ay ku weydiinayeen Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Guddoomiyaha oo ay wehliyeen Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Basma Caamir Axmed, Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Maamulka Gobolka ayaa shacabka Degmada Yaaqshiid u balan-qaaday in wax laga qaban doono baahiyaha ka jira Degmada, isagoo kula dar-daarmay in la dar-dargeliyo Wada-shaqeynta shacabka iyo Maamulka.

Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Gobolka ay Mas’uul ka saaran tahay inay dhisaan wadada isku xirta Isgoyska Sanka ilaa iyo Ex Koontarool Balcda oo ay fadhiistaan biyo, xiliyada roobka uu da’o.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ayaa digniin u diray dadka dhista goobaha danta guud ee ku yaalla Caasimadda dalka ee Muqdisho gaar ahaan meelaha u dhow waraha ay biyaha galaan, wuxuuna sheegay in arrintaas aysan wanaagsaneyn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories