HomeWararGuddiga Doorashada ee DFS oo wada qorshe lagu soo saarayo Jadwal Doorasho

Guddiga Doorashada ee DFS oo wada qorshe lagu soo saarayo Jadwal Doorasho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddiga Doorashooyinka oo ay magacaawday dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan inay kusoo saaran Jadwalka Doorashada Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Guddigaan oo ah kuwo lagu muran yahay ayaa shalay  Hotel ku dhex yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, waxaana Guddoomiyaha noqday Maxamed Xasan […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashooyinka oo ay magacaawday dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan inay kusoo saaran Jadwalka Doorashada Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Guddigaan oo ah kuwo lagu muran yahay ayaa shalay  Hotel ku dhex yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, waxaana Guddoomiyaha noqday Maxamed Xasan Cirro.

- Advertisement -

Warar lagu kasoonaan karo oo heleyno ayaa sheegaya in Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ay maalmaha soo socda bilaabi doonaan hirgelinta Jadwalka doorashada Senatarada Aqalka Sare oo ay soo saari doonaan.

Guddiga ayaa sida aan xogta ku helnay qorsheynaya inay hirgelinta Jadwalka ay soo saari doonaan ku bilaaban Maamulada Hirshabelle iyo Galmudug oo noqon doona maamulada ugu horreeya ee taageersan DFS oo qabta doorashada Golaha Aqalka sare.

Inkastoo uu muran ka taagan yahay guddiyada doorashada ee Xukuumadda magacawday iyo hannaanka dowladda Federaalka u wado doorashada ayaa waxaa muuqata in dowladda Federaalka aysan ka Jawaabin baaqyadii Musharaxiinta Madaxweynaha ay horey u soo saareen.

- Advertisement -

Musharaxiinta ayaa tilmaamay in Guddiga Doorashooyinka hee Federaal ay yihiin kuwo sharci darro ah, isla markaana ay ku jiraan xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha Dowladda, ay doonayaan in Isbedel lagu sameeyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories