HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Mudug

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Mudug

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar dheeraad ah aya  kasoo baxaya dagaal kooban oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, kaasi oo u dhexeeyay laba maleeshiyaad beeleed oo hubeysan. Dagaalkan ayaa sigaar ah uga dhacay meel ku dhow tuulada lagu magacaabo ceel-caday oo ka tirsan deegaanka Warshubo ee Gobolka Mudug, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah aya  kasoo baxaya dagaal kooban oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, kaasi oo u dhexeeyay laba maleeshiyaad beeleed oo hubeysan.

Dagaalkan ayaa sigaar ah uga dhacay meel ku dhow tuulada lagu magacaabo ceel-caday oo ka tirsan deegaanka Warshubo ee Gobolka Mudug, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkii dhacay oo soo kala gaaray dhincyada, iyadoo uu salka ku haayo arrimo la xiriira muran dhul oo muddooyinkii u dhexeeyay beelalaha Colaada dhexmartay.

Dadka deegaanka ayaa ku warramay in saaka xaalada ay tahay mid degan, in kastoo labada dhinac ay wadaan hub uruursi, isla markaana waxaa socda dadaalo lagu doonayo in looga baaqsado dagaal kale oo dhaca.

Muddooyinkii ugu dambeeyay deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxaa kusoo badanayay dagaal beeleedyo iyo dilal ku aadan aanooyin qabiil, waxaana Galmudug ay sheegtay inay wado qorshe Colaadahaas looga hortegayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories