HomeWararGolaha Wasiirada Xukuumadda oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Golaha Wasiirada Xukuumadda oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa  lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ku yeeshaan Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa lagu waday in khamiistii lasoo dhaafay yeeshaan Golaha Wasiirada, hayeeshee waxaa uu baaqday, iyadoon Golaha lagu wargeliyay waqti dambe inuu gebi ahaan baaqay kulankaas. Xubnaha Golaha ayaa waxaa […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa  lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ku yeeshaan Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa lagu waday in khamiistii lasoo dhaafay yeeshaan Golaha Wasiirada, hayeeshee waxaa uu baaqday, iyadoon Golaha lagu wargeliyay waqti dambe inuu gebi ahaan baaqay kulankaas.

- Advertisement -

Xubnaha Golaha ayaa waxaa loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu ku jiran kulan aan caadi aheyn, isla markaana Golaha  kasoo qeyb galaan, waxaana warar laga helayaa Ajendayaasha looga hadli doono kulankaas.

Inkastoo illaa iyo hadda aan jirin Ajande lagu wargeliyay Wasiirada, hayeeshee waxaa jira warar sheegaya in Xukuumadda Soomaaliya ay soo saari rabto go’aan ka dhan ah dowlad Goboleedka Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan sheegay in deegaanada maamulkiisa aysan ka dhici doonin Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ilaa iyo inta Maamulkiisa gacanta loogu soo celinayo Gobolka Gedo, isla markaana laga saaro Ciidanka  ay halkaas kal horey geeysay dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa Madaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada ugu baaqay inay fuliyaan heshiiskii laga gaaray Doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021, xili uu fashilmay Jadwal horey loogu heshiiyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories