HomeWararMuhaajiriin u badan dhalinyaro Soomaali ah oo ku dhibaataysan Liibiya

Muhaajiriin u badan dhalinyaro Soomaali ah oo ku dhibaataysan Liibiya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanada ahba waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku wajahayeen gudaha waddanka Liibiya. Dadkaas oo ay ku jiraan Soomaali dhalinyaro u badan ayaa waxa ay ka cawdaan in maskax iyo jir ahaanba dhibaato wayn la soo gaarsiiyay. “Silic iyo rafaad waan kusoo qeybsanay..in nala jiddilo, in nagula dibciyo […]

- Advertisement -

Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanada ahba waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku wajahayeen gudaha waddanka Liibiya.

Dadkaas oo ay ku jiraan Soomaali dhalinyaro u badan ayaa waxa ay ka cawdaan in maskax iyo jir ahaanba dhibaato wayn la soo gaarsiiyay.

- Advertisement -

“Silic iyo rafaad waan kusoo qeybsanay..in nala jiddilo, in nagula dibciyo baco, koronto nagula qabto, silic xanuun badan, gabdhaha ajaaniibta faraxumeyneyso adigana aad waxbo ka qaban karin” ayuu yiri wiil soomaaliyeed oo ku sugan xero ku taalla dalka Liibiya.

Arrinta waxaa uga sii daray Liibiya oo aanay ka jirin dowlad awood leh oo dalka oo dhan gacanta ku haysa, taas oo dadka dadka tahriibiya u sahasha inay waxa ay doonayaan ku sameeyaan muhaajiriinta.

Haatanse waxaa muhaajiriinta soo karay dhibaatadii oo qaar badan oo ka mid ah ayaa bilaabay inay isu diiwaangeliyaan sidii dib loogu celin lahaa dalkooda hooyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories