HomeWararBannaanbax ballaaran oo Saaka ka socda Magaalada Baladweyne

Bannaanbax ballaaran oo Saaka ka socda Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Bannaanbax ballaarana yaa Saaka ka socda Magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana lasoo warinayaa in haatan uu sii xoogaystay. Magaalada Baladweyne ayaa Saaka ku waaberiisatay Bannaanbax iyo dagaal isgarab socda, waxaana Oroornimadii hore ee Saaka Magaalada ka qarxay dagaal, iyadoo haddana uu socdo Bannaanbax ballaaran oo ay dhigayaan bulshada reer Baladweyne. Bannaanbaxa ayaa ah […]

- Advertisement -

Bannaanbax ballaarana yaa Saaka ka socda Magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana lasoo warinayaa in haatan uu sii xoogaystay.

Magaalada Baladweyne ayaa Saaka ku waaberiisatay Bannaanbax iyo dagaal isgarab socda, waxaana Oroornimadii hore ee Saaka Magaalada ka qarxay dagaal, iyadoo haddana uu socdo Bannaanbax ballaaran oo ay dhigayaan bulshada reer Baladweyne.

- Advertisement -

Bannaanbaxa ayaa ah mid looga oo horjeedo Maamulka cusub ee Cali Guudlaawe Xuseen oo ah Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle, waxaana la filayay in Madaxweynuhu  uu Maanta  garo Magaalada Baladweyne, balse taasi waxaa saaka si weyn kaga carooday bulshada reer Baladweyne la shegay in ay kasoo horjeedaan imaanshiyaha Cali Guudlaawe ee magaalada Baladweyne.

Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Baladweyne ayaa shacabku waxaa ay ku jareen dhagxaan, waxaana sidoo kale socda qalalaase xooggan oo ay wadaan shacabku, iyadoo ay muuqdaan rabshado ay sameeynayaan dadka dhigaya Bannaanbaxa, waxaana waddooyinka ay ku gooyeen dhagxaan iyo Taayeero.

Xaaladda magaalada baaldweyne ayaa Saaka qasan, Waxaana Wararku ay sheegayaan in Jabhadda Hubeysan ee la magac-baxday Xaq u dirirka Hiiraan ay Oroornimadii hore ee Saaka ay la wareegeen qeybo kamid ah xaafadaha Kooshin iyo Xaawa-taako iyo aga-gaarka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.

- Advertisement -

Waxaana dagaal xooggan la galay Ciidanka Dowladda oo oo ka kooban Boolis, Nabad Sugid iyo Millatari oo la sheegay in ay isku dayeen in xaafadaha iyo goobaha muhiimka ah ay ka saaraan Jabhadda, balse waxaa dagaal xooggan kala hor yimid Malleyshiyaadka jabhadda oo ah ku aad u hubeysan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories