HomeWararSomaliland oo kasoo horjeesatay Magacaabistii Yuusuf Garaad

Somaliland oo kasoo horjeesatay Magacaabistii Yuusuf Garaad

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Somaliland ayaa  kasoo horjeesatay magacaabista Danjire Yuusuf Garaad Cumar oo Shalay maadxweyne farmaajo u Magacaabay in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Somaliland ayaa sheegtay in Magacaabista Yuusuf garaad ay tahay dagaal siyaasadeed oo Madaxweyne farmaajo uu ku haayo Somaliland, waxaana Somaliland ay ku war-galisay Beesha caalamka in […]

- Advertisement -

Somaliland ayaa  kasoo horjeesatay magacaabista Danjire Yuusuf Garaad Cumar oo Shalay maadxweyne farmaajo u Magacaabay in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Somaliland ayaa sheegtay in Magacaabista Yuusuf garaad ay tahay dagaal siyaasadeed oo Madaxweyne farmaajo uu ku haayo Somaliland, waxaana Somaliland ay ku war-galisay Beesha caalamka in arintaani ay tahay faragalin Qawaan oo Somaliland lagu hayo.

- Advertisement -

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories