HomeWararSafiirka Ingiriiska oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho

Safiirka Ingiriiska oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa Magaalada muqdisho waxaa uu ka wadaa kulamo xasaasi ah oo uu la leeyahay Siyaasiyiinta kala duwan ee Soomaliyeed, waxaana kualmadiisa ugu badan uu ku bixiyay Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Warar hoose ayaa sheegaya in dhawaanahaan uu ku howlanaa Ben Feder sidii uu kulamo joogta ah […]

- Advertisement -

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa Magaalada muqdisho waxaa uu ka wadaa kulamo xasaasi ah oo uu la leeyahay Siyaasiyiinta kala duwan ee Soomaliyeed, waxaana kualmadiisa ugu badan uu ku bixiyay Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Warar hoose ayaa sheegaya in dhawaanahaan uu ku howlanaa Ben Feder sidii uu kulamo joogta ah ula qaadan lahaa Musharixiinta Mucaaradka ah ee Muqdiosho ku shirsan,

- Advertisement -

Waxyaabaha uu kala hadlay siyaasiyiinta oo aan Warbaahinta loosoo bandhigin ayaa waxaa la sheegaya in inta badan kulamada lagu lafa guray arrimo la xariira doorashada dalka ka dhici doonta, waxaana wararku intaas ku darayaan in Safiirku uu Musharxiinta weydiiyay aragtiyadooada ku aaddan Siyaasadda dalka, gaar ahaan doorashada.

Doorashada Soomaaliya ka dhici doonta ayaa loo madalsan yahay in dalka ay ka dhacdo dhammaadka sanadkaan iyo billowga Sanadka cusub, waxaana wali cirka isku sii shareeraya khilaafka iyo walaaca ay muujinayaan Xubnaha Musharixiinta Mucaaradka oo dhawaan shirkii ay muqdisho ku yeesheen kaga hor yimid guddiga doorashada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories