HomeWararSacuudi Carabiya iyo Qadar oo ku dhow heshiis laga gaaro Gacanka

Sacuudi Carabiya iyo Qadar oo ku dhow heshiis laga gaaro Gacanka

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dalalka Qadar iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis hordhac ah, si loo soo dhameeyo muranka ka jira dalalka deriska ee Gacanka oo soo jiitamaayey muddo ka badan saddex sano,sida laga soo xigtay ilo wareedyo la xiriirayWarbaahinta Al Jazeera. Heshiiskaan  la rajeynayo ayaa yimid ka dib markii la taliyaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump […]

- Advertisement -

Dalalka Qadar iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis hordhac ah, si loo soo dhameeyo muranka ka jira dalalka deriska ee Gacanka oo soo jiitamaayey muddo ka badan saddex sano,sida laga soo xigtay ilo wareedyo la xiriirayWarbaahinta Al Jazeera.

Heshiiskaan  la rajeynayo ayaa yimid ka dib markii la taliyaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Jared Kushner uu la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed bin Salmaan iyo Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

- Advertisement -

Tallaabadaan ayaa lagu macneeyay isku daygii ugu dambeeyay ee maamulka Mareykanka uu qaadayo, ka hor inta uusan maamulka Trump xafiiska ka tagin bisha Janaayo.

saraakiil Mareykan ah ayaa sheegaya in muhiimadda ugu weyn ee wadahadalaa uu yahay xallinta muranka ka dhashay ogolaanshaha in diyaaradaha Qadar ay maraan hawada Sacuudiga iyo Imaaraadka (UAE).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories