HomeWararMareykanka oo doonayaa inuu weeraro gaadmo ah ku qaado Iran

Mareykanka oo doonayaa inuu weeraro gaadmo ah ku qaado Iran

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Qaar ka mid ah wargeysyada Carabta iyo bogogga Internet-ka ayaa waxay wax ka qoreen booqashada uu Sacuudiga iyo Qadar toddobaadkan uu ku tagayo Jared Kushner, oo ah la taliyaha Aqalka cad ahna wiilka uu Soddoga u yahay madaxwayne Donald Trump. Qaar ka mid ah dadka wax qora ee Carbta ayaa waxay ku sheegeen u jeedada […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah wargeysyada Carabta iyo bogogga Internet-ka ayaa waxay wax ka qoreen booqashada uu Sacuudiga iyo Qadar toddobaadkan uu ku tagayo Jared Kushner, oo ah la taliyaha Aqalka cad ahna wiilka uu Soddoga u yahay madaxwayne Donald Trump.

Qaar ka mid ah dadka wax qora ee Carbta ayaa waxay ku sheegeen u jeedada booqashadiisa inay tahay Mareykanka oo doonaya inuu toddobaadyada soo socda uu weerar ka fuliyo Iiraan “iyada oo la xaddidayo baaxadda weerarka amaba la balaarinayo.”

- Advertisement -

Qaar kale ayaa qaba in booqashada Kushner ay tahay mid uu ku doonayo inuu ku xaliyo khilaafka Khaliijka ee u dhaxeeya dalalka Sacuudiga, Imaaraaka iyo Baxrey oo dhinac ah iyo dowladda Qadar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories