HomeWararGanacsade caan ah oo Meydkiisa lagu arkay Xeebta Kismaayo

Ganacsade caan ah oo Meydkiisa lagu arkay Xeebta Kismaayo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Wararka aan ka helayno Magaalada Kismaayo ee Xarunta  Gobolka Jubbada hoose  ayaa ku warramaya in Xeebta Kismaayo lagu arkay Meydka Allaha u naxariistee Ganacsade Nuure Axmed Baasto oo si weyn looga yaqaanay gudaha magaaladaasi. Dad Goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in ay arkeen Maydka Marxuumka oo dhaawacyo aad u daran ay ku yaallaan, […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Kismaayo ee Xarunta  Gobolka Jubbada hoose  ayaa ku warramaya in Xeebta Kismaayo lagu arkay Meydka Allaha u naxariistee Ganacsade Nuure Axmed Baasto oo si weyn looga yaqaanay gudaha magaaladaasi.

Dad Goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in ay arkeen Maydka Marxuumka oo dhaawacyo aad u daran ay ku yaallaan, waxaana ay sheegeen in Meydka Koronto, ceejo iyo waxyaabo kale la isugu daray, sidaaas na uu ku geeriyooday.

- Advertisement -

Dilka Marxuumka ayaa lagu eedeyay in Ciidamada Jubbaland ay ka dambeeyaan falkaas dilka ah, waxaana  qaar ka mid ah dadka degaanka ay sheegeen in looga shakisan yahay Ciidanka Maamulkaasi, waxaana wararku intaas ku darayaan in Xalay lagala baxay Gurigiisa islamarkaana la geeyay Xeebta magaalada Kismaayo halkaas oo ugu dambeyn si arxan darro ah loogu dilay.

Ganacsade Nuure Axmed Baasto ayaa si weyn looga yaqaanay Magaalada kismaayo iyo degaanada Jubbaland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories