HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shir Caalami ah

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shir Caalami ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta kaga qeybgalay aaladda fogaan aragga Kaltanka 21aad shir aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha fulinta Ururka Midowga Afrika oo looga hadlay Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika (AfCFTA) iyo fulinta hindisaha Midowga Afrika ee 2020 ee aamusinta qoriga. Wasiiru dowlaha Arrimaha […]

- Advertisement -

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta kaga qeybgalay aaladda fogaan aragga Kaltanka 21aad shir aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha fulinta Ururka Midowga Afrika oo looga hadlay Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika (AfCFTA) iyo fulinta hindisaha Midowga Afrika ee 2020 ee aamusinta qoriga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa muujiyay rabitaanka Soomaaliya iyo shucuubta qaaradda si loo hirgeliyo aagga ganacsiga xorta ah si ay u suuragasho in dalalka Qaaradda Afrika ay is-weydaarsadaan badeecooyin iyo adeegyo si aan caqabad ku jirin si loo gaaro is-dhexgal dhaqaale oo waxtar leh oo macnaheedu yahay xilli cusub oo iskaashi qaaradeed ah.

- Advertisement -

22 Maarso, 2018 ayaa Soomaaliya ay ku saxiixday Caasimadda Kigaali ee dalka Ruwaanda labo heshiis oo kala ahaa Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika iyo Hab maamuuska isku socodka xorta ah ee Dadka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories