HomeWararDEG DEG:- Baarlamanka Puntland oo xilkii xildhinanimo ka xayuubiyey 8 mudane

DEG DEG:- Baarlamanka Puntland oo xilkii xildhinanimo ka xayuubiyey 8 mudane

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka naga soo gaarayo magaalada garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa ku warramaya in Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi xasaanaddi laga qaaday. Wararku waxaa ay sheegayaan Baarlamanka Puntland ay xilkii xildhinanimo ka xayuubiyey 8 mudane oo mucaaridsanaa Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jabriil, waxaana la sheegay in 35 mudane ayaa gacanta u taagtay, taasi oo ka […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalada garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa ku warramaya in Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi xasaanaddi laga qaaday.

Wararku waxaa ay sheegayaan Baarlamanka Puntland ay xilkii xildhinanimo ka xayuubiyey 8 mudane oo mucaaridsanaa Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jabriil, waxaana la sheegay in 35 mudane ayaa gacanta u taagtay, taasi oo ka dhigan in ay Xaasanaddii Xildhibaanimo waayeen Mudanayaasha Xilka laga qaaday.

- Advertisement -

Xildhibaannada xilka laga qaaday ayaa kala ah:

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan

2.Xildhibaan Cabdiqani surato

- Advertisement -

3.Xildhibaan Muuse Jajabsay

4.Xildhibaan Baduugaaye

5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre

6.Xildhibaan Saleeban Faarax.

7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore

8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caali.

Maalmahan waxaa taagnaa Khilaaf xooggan oo u dhexeeya Xildhibaanada  iyo Guddoonka, waxaa jiray eedeymmo culus oo loo jeediyay guddoomiyaah oo ahaa in yy afduubtay Xildhibaanada awoodna uu sheegayanayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories