HomeWararCiidanka Itoobiya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub farabadan

Ciidanka Itoobiya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub farabadan

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray waqooyiga Itoobiya. Hubkaan ayaa la sheegay in ay keydsadeen kooxda TPLF ee laga fara maroojiyay magaalada Mekelle 28 bishii naga idlaatay ee November. Ciidanka ayaa sheegay in ay heleen 3 kunteynar oo ay ka […]

- Advertisement -

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray waqooyiga Itoobiya.

Hubkaan ayaa la sheegay in ay keydsadeen kooxda TPLF ee laga fara maroojiyay magaalada Mekelle 28 bishii naga idlaatay ee November.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa sheegay in ay heleen 3 kunteynar oo ay ka buuxeen qoryo isugu jira AK-47,qoryaha shiish wanaaga ee meesha fog wax ka dila ee looyaqaan Snipers iyo garneylada gacanta.

Sidoo kale waxaa ay ciidanku sheegeen in ay qabteen rasaas xoog leh iyo dharka ciidanka TPLF iyo waliba kaararka aqoonsiga .

Ciidanka itoobiya ma sheegin cid ay hubkaan la xiriirinayaan oo ay qabteen

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories