HomeCaalamkaXeer ilaaliyaha Guud ee Mareykanka oo shaaciyay War halis ku ah Trump

Xeer ilaaliyaha Guud ee Mareykanka oo shaaciyay War halis ku ah Trump

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka William Barr ayaa sheegay in waaxdiisa cadaaladda aysan helin wax caddeyn ah oo ay ku taageerto sheegashada Madaxweyne Donald Trump ee musuqmaasuqa doorashada 2020-ka. Mr Barr wuxuu ka mid yahay dadka aadka ugu dhow Madaxweynaha iyo xeer ilaaliyeyaasha loo igmaday inay baaraan wax isdaba marinta la sheegay Laakiin wuxuu sheegay […]

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka William Barr ayaa sheegay in waaxdiisa cadaaladda aysan helin wax caddeyn ah oo ay ku taageerto sheegashada Madaxweyne Donald Trump ee musuqmaasuqa doorashada 2020-ka.

Mr Barr wuxuu ka mid yahay dadka aadka ugu dhow Madaxweynaha iyo xeer ilaaliyeyaasha loo igmaday inay baaraan wax isdaba marinta la sheegay Laakiin wuxuu sheegay inuusan arkin wax dhanka kale u rogi kara guusha Joe Biden.

- Advertisement -

Mr Trump wuxuu sii waday sheegashooyinka aan salka lahayn ee ah in doorashada lagu shubtay waxa uuna gaashanka u daruuray inuu qirto in laga guuleystay. Wuxuu kulan Aqalka Cad kula qaatay Mr Barr.

Qareenada madaxweynaha (Rudy Giuliani iyo Jenna Ellis) ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud uusan wax badan ka qaban baaritaanka, waxayna wacad ku mareen inay sii dagaalamayaan. Hadalka xeer ilaaliyaha ayaa waxa uu dhabar jab weyn ku yahay Madaxaweyne Trump, kaasi oo ganafka ku dhuftay inuu aqblo in laga guuleystay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories