HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda RW Rooble oo magacaabis sameeyay

Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Rooble oo magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa shaqada looga joojiyay Axmed Cabdi, waxaana isla wareegtda Agaasime KMG ah loogu magacaabay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda. Cabdiraxmaan Cunsheeye Axmed ayaa laga dhigay Agaasimaha KMG ah ee […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa shaqada looga joojiyay Axmed Cabdi, waxaana isla wareegtda Agaasime KMG ah loogu magacaabay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda.

- Advertisement -

Cabdiraxmaan Cunsheeye Axmed ayaa laga dhigay Agaasimaha KMG ah ee Wasaaradda, wuxuuna horey u ahaa Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Gaashaandhiga.

Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in muhiimad ay leedahay kala dambeeynta gudashada waajibaadka Dastuuriga ee Shaqaalaha Wasaaradda iyo howlaha shaqo ee horyaalla Wasaaradda oo u baahan la jaanqaadida habraacyada Cusub ee Maamulka Wasaaradda Gaashaandhiga.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ee Wasiir Xasan Xuseen.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories