HomeWararShil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Garoowe iyo faah faahin laga helay

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Garoowe iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha Magaaladaas uu Goordhow ka dhacay Shil diyaaradeed. Shilkaas diyaaradeed ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii diyaaradda AirJabuuti ay qeybteeda dambe ee Lugaha uga dhaceen dhabaha ay Caga-dhigtaan diyaaradaha ee Garoonka Gen. Maxamed Abshir. Dad ku sugnaa Garoonka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha Magaaladaas uu Goordhow ka dhacay Shil diyaaradeed.

Shilkaas diyaaradeed ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii diyaaradda AirJabuuti ay qeybteeda dambe ee Lugaha uga dhaceen dhabaha ay Caga-dhigtaan diyaaradaha ee Garoonka Gen. Maxamed Abshir.

- Advertisement -

Dad ku sugnaa Garoonka ayaa ku warramay in diyaarada ay dhowr jeer ku dul-wareegtay halkaas, kadib markii ay lugaha u bixi waayen, hayeeshee markii dambe ayey ku soo dhawaatay Garoonka, sidaasina ay qeybta dambe dhulka lugaha uga dhaceen.

Sawirro laga soo qaaday diyaaradda AirJabuuti ee laga leeyahay Jamhuuriyada Jabuuti ayaa muujinayay in qeybta dambe ee diyaarada waxyeelo kasoo gaartay iyo mid kamid ah Matoorada ay diyaaradu ku duusho.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in diyaarada oo ay saarnaayeen dad farabadan ay si nabad ah uga dageen diyaarada, kuwaasi oo kasoo raaacay dalka, wuxuuna duuliyihii ku guuleystay inuu si xirfadeysan u dejiyo.

- Advertisement -

Ma jiro jiro wax Khasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilkaas diyaaradeed ee ka dhacay Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland, sida loo xaqiijiyay Idaacadda Dalsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories