HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo qabaneysa shir looga hadlayo Arrin muhiim ah

Qaramada Midoobay oo qabaneysa shir looga hadlayo Arrin muhiim ah

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Qaramada Midoobey  ayaa qaban doonta berrito oo khamiis ah shir aan caadi ahayn  kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi lahaa faafidda iyo la dagaalanka cudurka halista ah ee Karoona Fayras.

Shirkaan ayaa socon doona laba maalin, waxaana ka hadli doona 141 mas’uul kuwaas oo ay ka mid yihiin 53 madaxwayne, 39 Ra’iisul Wasaare iyo 38 wasiir.

- Advertisement -

Liiska madaxda hadli doonta waxaa ku jira Madaxda Ururka Caafimaadka Adduunka, Wakiilka sare ee Qaramada Midoobe u qaabilsan  xuquuqda aadanaha iyo madaxa ururka shaqaalaha caalamiga ah.

In ka badan  64 malyan oo qof ayuu ku dhacay cudurka Karoona, waxaana u dhintay in ka badan hal malyan, halka ay ka caafimaadeen dad kor u dhaafaya 44 malyan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories