HomeWararMaamulka G/Banaadir oo balan qaaday ka Jawaabida Cabasho loo gudbiyay

Maamulka G/Banaadir oo balan qaaday ka Jawaabida Cabasho loo gudbiyay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray Bulaacadda dhismaheedu ka socda dhabarka dambe ee Iskuulka 21-ka Octoobar, taasoo Dhismaheedu gebagebo marayo. Guddoomiyaha oo ay wehliyaan ku-xigeenada Arimaha Bulshada iyo Howlaha Guud ayaa sidoo kale waxay kormeer ku tagteen Warta KM4, laamiga Burbursan ee Warshada Caanaha iyo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray Bulaacadda dhismaheedu ka socda dhabarka dambe ee Iskuulka 21-ka Octoobar, taasoo Dhismaheedu gebagebo marayo.

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan ku-xigeenada Arimaha Bulshada iyo Howlaha Guud ayaa sidoo kale waxay kormeer ku tagteen Warta KM4, laamiga Burbursan ee Warshada Caanaha iyo Biya dhiga Iskuulka Xamar Jadiid.

- Advertisement -

Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa balan qaaday inuu wax ka qaban doono cabashada dadweynaha ee ku aadan wax ka qabashada dhismaha Wadada Warshada Caanaha iyo Biyaha fariista Iskuulka Xamar Jadiid.

Bishii lasoo roobab xoogan oo ka da’ay Caasimadda ayaa samameyn ballaaran ku yeeshay waddooyinka dhowr oo ku yaalla Muqdisho oo ay xireen biyo, wallow markii dadaad dheer, kadib lagu guuleystay in la nadiifiyo, iyadoona qaar kamid waddooyinka ay burbureen.

Maamulka Gobolka ayaa horey si Cad ugu sheegay in aysan waxba ka qaban karin saameynta roobabka da’a ay ku yeeshaan qoysaska dantayar iyo waddooyinka oo fariistaan biyaha ka hoora roobabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories