HomeWararCC Shakuur “Farmaajo waxaa uu RW Rooble ku cadaadinayaa in uu Jubbaland...

CC Shakuur “Farmaajo waxaa uu RW Rooble ku cadaadinayaa in uu Jubbaland u aqoonsado deegan cadow heysto”

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Madaxweyne farmaajo ku eedeeyay in uu cadaadis xooggan ku hayo Ra’iisul Warsaare Maxamed Xuseen Rooble. Waxaa uu sheegay CC Shakuur in Farmaajo uu wado qorshe RW Rooble Cadaadis lagu saarayo, kaasi oo ah Rooble  in uu Jubbaland u aqoonsado deegan cadow heysto, doorashana lagu qaban karin […]

- Advertisement -

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Madaxweyne farmaajo ku eedeeyay in uu cadaadis xooggan ku hayo Ra’iisul Warsaare Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa uu sheegay CC Shakuur in Farmaajo uu wado qorshe RW Rooble Cadaadis lagu saarayo, kaasi oo ah Rooble  in uu Jubbaland u aqoonsado deegan cadow heysto, doorashana lagu qaban karin ilaa iyo inta laga xoreeynayo.

- Advertisement -

Waxaa uu intaas ku daray C/raxmaan C/shakuur Warsame in Rw Rooble uu arrintaas uusan ku dhaqaaqin, isagoo sheegay in ay tahay qar iska Tuurnimo siyaasadeed.

“Waxaan xog sugan ku helaynaa in Madaxweyne Farmaajo uu ku cadaadinayo Reysalwasaare Rooble  in uu Jubbaland u aqoonsado deegan cadow heysto, doorashana lagu qaban karin ilaa iyo inta laga xoreeynayo. Haddii uu sidaas yeelo waa qar iska tuurnimo iyo daldalaad siyaasadeed, waxaana ugu baaqayaa RW Rooble in uusan taladaas yeelin” ayuu yiri Siyaasi  C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Xiriirka u dhexeeya Maamulka Jubbaland iyo Dowladda fereraalka Soomaaliya ayaa haatan u muuqda in uu sii xumaanayo, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay horay Ciidan ugu daabushay Gobolka Gedo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories