HomeWararDagaal khasaaro geystay oo ka socda deegaano ka tirsan DDS

Dagaal khasaaro geystay oo ka socda deegaano ka tirsan DDS

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan ayaa Maanta ka socda deegaan ku yaalla xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno halkaas. Dagaalkaan oo ah mid la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa salka ku haaya arrimo la xiriira aano qabiil, wuxuuna sigaar uga socdaa inta u dhexeeysa Deegaanada […]

- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan ayaa Maanta ka socda deegaan ku yaalla xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno halkaas.

Dagaalkaan oo ah mid la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa salka ku haaya arrimo la xiriira aano qabiil, wuxuuna sigaar uga socdaa inta u dhexeeysa Deegaanada Dhurwaayaale iyo Dhagaxbuur ee dowlad deegaan Soomaalida.

- Advertisement -

Khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka dhexmaraya maleeshiyaadka hubeysan, in kastoo aysan jirin cid si rasmi ah u xaqiijin karta, maadaama hub Culus la isku adeegsano.

Maalin kahor ayey aheyd markii rag hubeysan oo maleeshiyaad ah ay weerar ku qaadeen dad ay ku jireen Odayaal da’ ah oo ku sugnaa deegaanka Dhagaxbuur oo hoostaga Gobolka qoraxeey, waxaana halkaas ku geeriyooday saddex ruux.

Muddooyinkii ugu dambeeyay deegaano dhowr ah oo dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa kusoo badanayay dagaal beeleedyo iyo dilal la xiriira aano qabiil, kuwaasi intooba badan ka bilowday dilal ku saleysan arrimo qabiil.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories