HomeWararSuuqyada Magaalada Garoowe oo xiran iyo sababta keentay oo la shaaciyay

Suuqyada Magaalada Garoowe oo xiran iyo sababta keentay oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa Maanta oo Isniin ah gebi ahaan xiran Suuqyada waaweyn ee ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, sida ay sheegayaan dad saakay tegay Suuqyada oo doonayay inay wax kasoo iibsadaan. Qaar kamid ah Ganacsatada Suuqa Inji ee Garoowe ayaa sheegay inay Go’aan ku gaareen in Maanta aan la furin xarumaha Ganacsiga, kadib markii […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo Isniin ah gebi ahaan xiran Suuqyada waaweyn ee ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, sida ay sheegayaan dad saakay tegay Suuqyada oo doonayay inay wax kasoo iibsadaan.

Qaar kamid ah Ganacsatada Suuqa Inji ee Garoowe ayaa sheegay inay Go’aan ku gaareen in Maanta aan la furin xarumaha Ganacsiga, kadib markii sicir barar ku yimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad.

- Advertisement -

1-kii Doolar ayaa Magaalada Garoowe waxaa la tilmaamay in lagu sarifayo 50,000 oo shilin soomaali ah, isla markaana arintaas oo dhibaato dhaqaale ku keentay Ganacsatada iyo shacabka Caasimadda Puntland.

Sidoo kale Sicir bararka ku yimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad oo gaaray meel adeg ayaa waxaa dhibaato ku qaba qoyska dantayar, iyagoona sheegay in Maanta ay soo wajahday caqabad.

Dowlad Goboleedka Puntland gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda ayaan weli wax warb ah kasoo saarin sicir bararka ku yimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad oo sababay in la xiyo Suuqyada Magaalada Garoowe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories